Warbixin:-Ma Ogtahay In Madaxweyne Farmaajo Uu Horay U Ahaa Garsoore Xaga Ciyaaraha?
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Goobjoog uu kuu diyaarisay warbixin ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee xaga ciyaaraha,isagoo horay u ahaa garsoore dhinaca kubbadda cagta.
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsa Sooyaalka Ciyaaraha Madaxweyne Farmaajo