Mooshin Loo Gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow mooshin loo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan oo ay saxiixeen 130 oo golaha ah Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ayaa lagu dalbaday in tirada aqalka sare… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiisaha Tartanka Lagu Xusayo Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Loogu Hadal Hayaa Guud Ahaan Soomaaliya Waxaa meel dhexe soo gaaray tartankii kubbadda cagta ee lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaryahan mudooyinkii la soo dhaafay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah isla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyaal Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Taliyihii Hore Daraawishta Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta maamulkaasi. oo maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaallo magaalad Addis Ababa ee dalka Itoobiya Qoraalka ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan. Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Ka Tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Ku Baxay Xiisado Ka Taagan Hiiran Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad iyo saraakiil kale oo katirsan guudada 5 aad qeybta 27aad ayaa siwada jir ah ugaaray deeganka kalabeyr oo 25km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Hore Ee Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Geeriyooday Allah u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday, taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowladda goboleedka Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed. Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya ugu Deeqay 55 Milyan oo Dollar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar, taas oo kamid ah deeqaha caalmada bangiga uu siiyo, si wax looga taageero dhaqaalaha dalka iyo…