Month: June 2020
-
amaanka
Madaxweyme Galmudug oo Gaaray Deegaanka Bangeelle+Sawirro
Madaxweynaha dowladda Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Deegaanka…
Read More » -
Banaadir
Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Fadhiisatay Dhageysiga 2-aad Dacwad Heysto Shaqaalle Wasaaradda Caafimaadka Ah
Waa fadhigii 3aad ee dhageysiga 2aad ee dacwad musuq maasuq ah oo loo heysto 9 eedeysane oo ka tirsan wasaaradda…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo xarigga Ka Jaray Garoonka Stadium Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray Garoonka kubbadda Cagta Stadium Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu…
Read More » -
amaanka
Dr Cabdiraxmaan “Aadbuu U Liitaa Dhismaha Hay’addaha Dowliga Ah Ee Kalluumeysiga”
Dr.Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo ahaa wasiir doowlihii hore Kaluumaysiga Puntland ahna cilmi baare ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog sheegay in…
Read More » -
amaanka
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Su’aalo Waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya
Xildhibaano ka tirsaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Su’aalo kala duwan waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,isagoo u akhrinayay…
Read More » -
amaanka
Guddoomiye Muudey “Hay’adaha Xalane Ku Jira La-lama Xisaabtami Karo”
Guddoomiye Muudey “Hay’adaha Xalane ku jira lalama xisaabtami karo waayo mukulaal madow qandaras qaatayaal ah ayaa kasoo horreeya oo Xikdhibaano…
Read More » -
amaanka
Wasiir Jamaal Oo Xildhibaanada Golaha Shacabka U Akhriyay Xeerka Shirkadaha Aan Dowliga Ahayn
Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo ah wasiirka Qorshaynta Dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa u aqriyay xeerka shirkadaha…
Read More » -
amaanka
Xildhibaan Cabdi Cali “Hay’ado Aan Dalkaan Ka Cayrinay Ayaa Wali Shaqeeya ”
Xildhibaan Cabdi Cali “Hay’ado Aan Dalkaan Ka Cayrinay Ayaa Wali Shaqeeya” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha…
Read More » -
amaanka
Xildhibaan Haashim “Xabadaha Dabaaldegyada Xorriyada Dad Ayaa Ku Dhinta”
Xildhibaan Haashim Xabadaha Dabaaldegyada Xorriyada Dad Ayaa Ku Dhinta Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
Read More » -
Baarlamaanka
Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Aqalka sare iyo Golaha Shacabka
Kooramka ama guntanka Kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka oo ku furmay 150-mudane waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka…
Read More »