U bood dhigaalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Su’aalo Waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya

Juun 30, 2020

Xildhibaano ka tirsaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Su’aalo kala duwan waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,isagoo u akhrinayay Xeerka Shirkadaha aan dowliga ahayn.

Halkan Ka Daawo Jawaabihii Uu Bixiyay Wasiir Jamaal Maxamed Xasan