U bood dhigaalka

Dr Cabdiraxmaan “Aadbuu U Liitaa Dhismaha Hay’addaha Dowliga Ah Ee Kalluumeysiga”

Juun 30, 2020

Dr.Cabdiraxmaan  Jaamac Kulmiye oo ahaa wasiir doowlihii hore Kaluumaysiga Puntland ahna cilmi baare ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog sheegay in uu aad u liito dhismaha  Hay’addaha Dowliga ee Kalluumeysiga.

Halkan Ka Daawo Waraysi Dhinaca Skyp-ka Uu Siiyay Goobjoog News