Muuqaal:-Aaden Barre Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo Ku Sheekeysanaya “Whatsapp Group” Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada ay maanta ku wada hadlayaan “Whatsapp group”. Arrintan ayaa timid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Buulo-burde Warar ka duwan ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo saaka ka dhacay goroonka diyaarada degmada Buulobude ee gobolka Hiiraan. Qaraxyadaan oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa si gaar waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Xero-dhagaxleey+Sawirro Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Xero-dhagaxley ee gobalka mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aaden Barre Ducaale oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu wadaa in golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah, ka doodista xeerka matalaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Amniga Galmudug Iyo Haramcad oo Howlgallo Ka Wada Degmada Hobyo Ciidamada Amniga ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug oo uu maalmahanba ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “ Qoor Qoor” iyo mas’uuliyiin kale. Ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxwayne Deni oo Tababar u Soo Xiray Ciidan Kamid Noqonaya Daraawiishta Puntland+Sawirro Madaxwaynaha dowlad Goboleeda Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcadda labaad, kuwaasi bilihi ugu danbeeyay tababaro kala duwan ku soo qaatay Xerooyinka Ciidan Ee ,54aad ,Xorgoble…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 31 qof oo cusub, taasi oo…