Muuqaal:-Dowladda Oo Xariga Ka Jartay Xarumo Ay Ku Shaqeeynayaan Wasaaraddo , Degmooyin Iyo Waddo Dib Loo Dhisay Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo xariga ka jirtay xarumo ay ku shaqeeynayaan Wasaaraddo , Degmooyin iyo waddo dib loo dhisay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xarumaha Cusub Ee Xariga Laga Jaray 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Guddiga Joogtada Gollaha Wakiillada Somaliland Oo Kalsoonidii Kala Laabtay Eng.Faysal Cali Waraabe Guddiga Joogtada Ee Gollaha Wakiillada ee Somaliland oo kalsoonidii kala laabtay xisbiga uu hogaamiyo Eng Faysal Cali Waraabe. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Guddiga Joogtada Ee Gollaha Wakiillada ee Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:- Guddiga Ku Meel Gaar ah Ee Doorahooyinka Puntland Ayaa Bilaabay Qiimayn Kormeer ah Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland ayaa bilaabay qiimayn kormeer ah,iyagoo booqday Xafiisyada Ururada Siyaasadda ee ku yaala Magaalada Garoowe. Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Soomaaliya Oo Loo Doortay Guddoonka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramooda Midoobay Soomaaliya oo loo doortay guddoonka golaha loo dhanyahay ee Qaramooda Midoobay Hakan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobay
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bangiga Aduunka oo Soomaaliya Ugu Yaboohay 40 Milyan oo Doolar Maamulka sare ee Bangiga aduunya ayaa ansixiyay 40 Milyan oo doolar oo lagu taageerayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Soomaaliyeed ee uu sameeyay Ayaxa. Lacagtan oo qeyb ka ah mashruuc balaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 21-ka Dal ee Ku-xigeennada Loogu Doortay Kalfadhiga 75-aad ee Jimciyadda QM Kalfadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobey ayaa loo doortay in 21 dal oo ay Soomaaliya ku jirto ku xigeenno ka noqdaan. Akhriso Magacyada: Dalalka Africa Cameroon,Eswatini, Libya, Mali, Somalia iyoTogo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe oo La Siiyey 90 Cisho Golaha wakiilada dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta u codeeyey codsi ka yimid madaxweyne Axmed Madoobe uu ku dalbaday in mudoo loo kordhiyo si uu u soo dhiso golihiisa wasiirrada. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Dil Ka Geystay Dhuusamareeb Askari la sheegay katirsanaa ciidamada booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Askariga ayaa qofka shacabka ah ku dilay xaafada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Joogtada Ah Ee Wakiillada Somaliland oo Dalbaday in Wareebe La Maxkamadeeyo Guddiga joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa maanta ugu baaqay dhammaan hey’adaha maxaliga ah iyo caalamka in ay joojiyaan wada shaqeynta guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali…