Muuqaal:-Danjire Caalim “Dalalka Gadaal Ka Riixiya Wadahadalka Soomaaliya Iyo Somaliland Waxa Ay Doonayaan In Ay Fashiliyaan Somaliland” Sheeko:Wararka Caalamka Aqoonyahan Danjire Caalim oo waraysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Dalalka gadaal ka riixiya Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ay doonayaan in ay fashiliyaan Somaliland. Halkan Ka Daawo Danjire Caalin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Qatar Ee Soomaaliya Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay safiirka dawlada Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad. Wafdiga uu safiirku hogaaminayay oo magaalada Kismaayo u yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xisbiga Wadeni Ee Somaliland oo Ka Tacsiyeey Geerida Qoraa Baashe Xaaji Xasan Xisbiga waddani Ee Somaliland ayaa dhambaal Tacsiya udiray ehalada, qaraabada iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed ee uu ka baxay qoraa maxamed Baashe Xaaji Xasan oo maanta ku geeriyooday ingiriiska. Goobjopog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xadaha COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Coronavirus ay ka bogsoodeen 39 qof oo cusub, taasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Shiinaha Kusoo Rogay Cunaqabteyn La Xiriirta Muslimiinta Uighurs Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci cunaqabateyn kusoo rogaya Shiinaha sababo la xiriira cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkaas ee loo yaqaan Uighurs. Sharciga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi uu Hogaaminayey Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare oo Gaaray Hobyo+ Sawirro Wafdigan uu hogaaminayey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed oo qeyb ka ahaa guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka Sare Ee Dalka oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Maxamed Baashe Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiranyo leh u diray dhammaan Ummadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku soo laabtay magaalada Hargaysa, ka dib markii uu dalka Jabuuti kaga qeyb galay shirkii dhab u heshiinta Soomaaliya iyio Somaliland. Halkan Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Qatar oo Xariga Ka Jartay Mashaariic Hormarineed Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta gaaray wafdi ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayo Safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Geelle iyo Ra’iisulwasaare Kheyre? Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisulwasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay…