Dr.Xasan Sheekh “ Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shirka Jabuuti Ee Wadahadaladda Soomaaliya Iyo Somaliland Ma Aheyn Mid Cad ” Sheeko:Wararka Caalamka Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay inKhudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Jabuuti ee wadahadaladda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo Al-shabab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Galmudug Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ayaa Howlgallo ku gaaray deegaanno ka tirsan goobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug. Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Maanta Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha maanta ayaa ah in akhrinta 3-aad la mariyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Fuliyeen Luuqjeelow Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom gaar ahaan dalka Jibouti ayaa howlgal kula wareegay deegaanka Luuqjeelow ee gobolka Hiiraan, kaas oo ku dhowaad 10 sano ay ku sugnaayeen Al-shabab, deegaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Taariikh Nololeedkii Danjire Ciise Dheere oo Muqdisho Ku Geeriyooday Marxuum Ciise Dheere waxa uu ku dhashay Muqdisho 1942, waxaana sanadkii 1965 ka qalinjebiyay Machadka Diiniga Alazhar ee Muqdisho, isla waqtigaasi waxa uu ku biirray Machadka Tababarka Macallimiinta, isagoo sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Soomaaliya U Aqbashay Doorashadii Ka Dhacday Jubaland Waxaa Sharaxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur Oo Ah Bare Jamaacadda Umadda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah. Halkan Ka Aqriso Qoraalkii Ay Dowladdu Ku Aqbashay Doorashadii Jubaland…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Xadaha COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 27 bukaan ay ka bodsadeen cudurka covid-19 markii lala tacaalay ,taasi oo tirada guud ee dadka ka bogsooday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Odey Muqdisho Logu Dilay Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay dil maanta askari la sheegay inuu ka tirsanaa dowladda qof shacab ah ugu geystay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda CagtaS Soomaaliya Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Ciidanka Xoogga Kala Hadlay Howlgallo Laga Bilaabayo Bokool Madaxweynaha dowlada gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ee gobalka Bakool, waxuu la qaatey Taliska guutada…