Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda iyo Saraakiil Ciidan oo Kulamo Kawada Maxaas Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo saraakiil ciidan ayaa kulamo kawada degmada Maxaas ee gobolka Hirran, kadib markii halkaasi ay gaareen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka , Nabadsugida iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caasimadda Dalka Shiinaha oo Markale Wajaheysa Bandow, Kadib Markii Lagu Arkay Kiisas COVID-19 ah Caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa xayiraad kusoo rogtay xaafado kamid ah, waxaana la kordhiyay baaritaannada dadweynaha kadib markii kiisas badan oo Fayraska Korona ah lagu arkay magaaladaasi. Hay’adda caafimaadka adduunka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaran oo Sheegtay In Itoobiya Faragelin Ku Heyso Arrimah Gudaha Soomaaliya Madasha xisbiyada qaran oo soo dhaweysay go’aannadii ka soo baxay shirki golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku celisay baaqi 13-ka bisha May ay soo saartay kaasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Xeradii Labaad Ku Xareysay Ciidan Ka Mid Noqonaya Daraawiishta Maamulkaasi Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayaa wasiirka amniga Dawladda Galmudug Axmed Macalim Fiqi wuxuu isugu geeyey gaadiid dagaal iyo ciidamadii saarnaa. Xerada Tababarka Dhaan-Karrooni ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Soo Dhoweysay Baaqii Farmaajo Ee Dowlad Goboleedyada Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan ku dhawaaqay in la qabanayo shir dhexmara madaxda dowladda federaalka, madaxweynayaasha shanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruushka iyo Turkiga oo Dib u Dhigay Wadahadalladii Liibya Dowladaha Ruushka iyo Turkiga ayaa dib u dhigay wadahadalo ay ka yeelanayeen arrimaha Libya sababo la xiriira khilaaf ka taagan gulufka ay xukuumadda Libya ee taageerada ka haysata Ankara ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Jibouti oo Ka Warbixisay Xirigga Duuliye Fu’aad Yuusuf iyo Sababta Ka Dambeysay Dowladda Jabouti ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka duuliye Fu’aad Yuusuf Cali, oo u xiran dowladda oo maalmii tagay hadal heyntiisu ay qabsatay baraha bulshada, waxaana dowladdu ay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Dowladda Soomaaliya Uga Qeyb Galay Shirkii Djibouti oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Wafdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay furitaanka shirkii wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, kaas oo ka furmay dalka Jamahuuriyadda Jabouti ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaaray gudaha dalka. Wafdiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federalaka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in COVID-19 dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub, kuwaas oo gaarayo 39 xaalaadood oo Coronavirus ah. Wasaaradda ayaa xustay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Kulan La Qatay Bulshada Deegaanka Afbarwaaqo+ Sawirro Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug iyo xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Soomaaliye, ayaa kulamo wadatashi ah la qaatey Bulshada ku…