Wararkii Ugu Dambeeyey ee Safarka Berri ee Madaxweyne Farmaajo, Yaase Furaya Shirka? Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa berri subax lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Shaacisay Kiisaska Ka Soo Kordhay COVID-19 Wasaaradda hormarinta caafimaadka ee Somaliland ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xanuunka Coronavirus ku sheegtay in 48-kii saac ee la soo dhaafay COVID-19 uu soo ritay 43 ruux, ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Bitaale Xili Safarro uu Ku Marayo Mudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhul ah ku maraya deegaannada gobolka Mudug ayaa maanta gaaray deegaanka Bitaale ee gobolkaasi Madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo Laga Dalbaday Qabashada Kulan Looga Doodo Falalka Cunsurinimada ah Wadamada Africa ayaa Jimcihii ugu baaqay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee ee Qaramada Midoobay in si deg deg ah dood looga yeesho cunsuriyadda iyo dhaqanka naxariis la’aanta ah ee booliska, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Ku Xayirnaa Wadanka Kenya oo Dalka Soo Gaaray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku Xayirnaa dalka Kenya waxaa ay u fududeysay sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen dalka. Dowladda Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo Ka Walaacsan Xaaladaha Covid-19 Ee Ka Jira Koonfur Afrika War qoraal ah oo ay soo saartay hay’ada caafimaadka Aduunka ayaa la gu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka jirto xaalad aan la dhaliilsan Karin mkadib markii ay sii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Bilowday Dhageysiga Dacwad Loo Haysto Xubno Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo lagu soo edeeyay musuq-maasuq hantiyeed. Dadkan dacwadahooda la dhageysanyo ayaa gaaraya illaa 10…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ” Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:War Sidee Doorashada Soo Aadan Mucaaradka U Wajihidoonaan Dalka Jabuuti? Sidee Doorashada soo aadan mucaaradka u wajihidoonaan Dalka Jabuuti ” waxaa sharaxaad ka bixinaya aqoonyahan Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culimada Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed…