Sheekh Cabdiraxmaan oo Dowladda Jabuuti Ku eedeeyay Tacaddi Ka Dhan Ah Aadanaha Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Cabdiraxmaan oo ah aqoonyahan ka mid ah culumada dalka Jabuuti oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay xaaladaha qasan ee ka taagan dalka Jabuuti isaga… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Lagu Xusayo Laacibkii hore Jeenyo Maxamed Xaaji Uurey Ayaa Muqdisho Ka Furmay Tartanka lagu xusayo laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Adam Uurey ayaa Muqdisho ka furmay waxaana ka qeyb galaya ilaa toban koox oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhoweysay Guddiga uu Magacaabay Guddoonka Aqalka Sare Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddigii uu magacaabay guddoomiyaha aqalka sare ee loo xilsaaray isku keenidda madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhrsio: Madaxweyne Waare oo Magacaabis Sameeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay wasiiro cusub ka dib markii qaar ka tirsan golahiisa wasiirada ay sheegeen inay xilkii banneeyeen. Wasiirada iscasilayw ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn. Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Lafta Gareen oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Nabad Sugida Xudur Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta oo jimco ah xarigaka jaray xarunta hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka ee degmada xuddur oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Hirshabelle oo Iscasilay Waxaa xilka wasiir ku-xigeenka amniga ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle iska casilay Geelle Isaaq Warsame. Geelle oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan maamulka ayaa sababta ku sheegay ishor…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan oo Ka Warbixiyay Howlgallo Laga Sameeyey Baladweyne Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada amniga ka wadaan xaafado ka mid ah magaalada Beladweyne oo la xiriirta sidii gacanta loogu soo dhigi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Tababar u Furay Ciidan Kamid Noqonaya Darawiishta Galmudug Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u furay ciidamo loo tababarayo in ay qeyb ka noqdaan ciidanka daraawiishta Galmudug, kuwaa oo lagu tababarayo xerada tababarka Indha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore kooxda LLP Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji (Uurey) Wax ka Ogow taariikhda laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo,Gobolka Bay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam Uurey oo sanadkii la soo dhaafay ku geeriyooday Wadanka Canada. Halkan Ka Daawo…