Dibadbaxyo Caddaalad Loogu Raadinayo Shukri Cabdi oo Ka Dhacay London Kadib Dilkeedii Sheeko:Arrimaha Amniga Dibad-baxyada ka socda London ee lagu diidan yahay cunsuriyadda iyo dilkii askarigii Maraykanka ahaa uu u gaystay George Floyd ayaa waxaa kusoo biiray dad Soomaaliyeed oo iyaguna caddaalad u doonaya… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Conronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 26 qof oo cusub, taasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuuriyada Waqooyi oo Digniin u Dirtay Dowladda Mareykanka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxay sheegtay in Maeylkanka looga baahan yahay in uusan ka hadlin arrimaha xiriirka labada Kuuriya waa haddii uu Mareykanku doonayo in doorashooyiinka madaxwaynanimada ay u dhacaan si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Sabriye iyo Guddoomiye Xaliimo Yareey oo Hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaqii Aqalka Sare: Sheekh Bashiir Oo Iska Fogeeyey iyo Cali Wajiis oo Dhaxalgal Ku Tilmaamay Waxaa saacadihii lasoo dhaafay iska soo daba dhacayey taageerada ay qeybaha kala duwan ee bulslada Soomaaliyeed, siyaasiinta, axsaabta dalka, isbaheysiyada, dowlad goboleedyada iyo xataa beesha caalamkaba u muujinayaan go’aanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Waxyeello Ka Soo Gaartay Walxaha Qarxa Degmada Deyniile Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax ka dhacay degmada Deyniile oo ay ku waxyeeloobeen caruur wada dhashay ka dib markii ay ku ciyaareen aalad qaraxda. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ayaa gudaha wadankaasi ku dilay wiil ka mid ah Soomaalida ku gacasata dalkaasi xili uu ku sugaa meel aan sidaas uga fogeyn goobtiisa ganacsiga. Marxuumka la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Ka Warbixisay Howlgallo Laga Sameeyey Magaalada Kismaayo Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee caasimadda u ah maamulkaasi, howlgalka ayaa yimid ka dib weerar Bam loo adeegsaday oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Sharcigii Ugu Horeeyey Kalafadhiga 7-aad Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Marwo Sacdiyo Yuusuf oo Ka Mid Noqotay Guddiga Madaxabannaan Ee doorashooyinka Qaranka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta codka aqlabiyad leh ku ansaxiyay xubin ka mid noqonaysa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka. Marwo Sacdiya Yuusuf Shuuriye ayaa kaga mahadcelisay Xildhibaanada Golaha shacabka…