Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta Sheeko:Baarlamaanka Xildhibanaada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ee kalfadhiga 7-aad ku yeelanaya xaruntooda magaalada Muqdisho ka dib markii uu sidaasi shaaciyay guddoonka golahaasi. Kulankan oo noqonaya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashooyinka 2021, eedeyna u Jeedisay Dowladda Federaalka Ah Warsaxaafdeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa waxaa looga hadlay doorashooyinka dalka ku soo wajahan sanadka 2021 waxaana sido kale warsaxaafadeedkaas eedeyn loogu jeediyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya. Puntland waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Hub iyo Maleeshiyaad Lagu Wareejiyey Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa qaar kamid ah beelaha dega Gobalka Mudug kala wareegtay hub iyo gadiid dagaal, taas oo qeyb ka ah qorshaha dardar gelinta diyaarinta Ciidamada daraawiishta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Villa Somalia Ka Dalbaday Iney La Fariisato Dowlad Goboleedyada Qoraal goordhow kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu yeeray maamulka Farmaajo inuu la fariisto, lana xalliyo Khilaafka kala dhaxeeya dowlad goboleedyada. “Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay ugu yeereysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Qabsoomida Doorasho Heshiish Lagu Yahay Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkan Ka Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Saaraya Guddi Dhexdhexaadiya DF iyo Dowlad Goboleedyada Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkaan ka Akhriso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Burundi oo Geeriyoodey Waxaa goordhow dalka Burundi ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza oo da’diisu aheyd 55 jir. Madaxweynaha oo ku geeriyoodey Karusi hospital ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteedi maalinlaha aheyd ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah,kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Ugu Horreeya Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay guddiga Joogtada ah ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliym, kulanka guddiga ayaa ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Gaaray Degmada Xudur Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Safarka Madaxweynaha uu ku…