Darawal Mooto Bajaaj oo Lagu Dilay Ceelasha Biyaha Sheeko:Arrimaha Amniga Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wiil dhallinyaro ah waxaa uu ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Wiilka dhallinyada ah ee la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Qaybaha 21-aad iyo 27-aad ayaa kala dhexgalay meleeshiyaad ku dagaalamayey maalmihii tagay gobolka Hiiraan waxaana ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac. Taliyaha Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Puntland oo Ka Horyimid 4.5 Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa ka digay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah sanadka 2021-ka taas oo lagu saleeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Muqdisho Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe wiil dhalinyaro ah ku dilay agaarka isgooyska Tarabuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxyo Lagu Qabtay Muqdisho Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyey Qarax ay sheegeen in maanta ciidamada Booliska caasimadda ka howlgalla ay fashiliyeen sida ay hadalka u dhigeen waxaana xusid mudan in maanta magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 Ah 24-Saac Ee Tagtay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 45 xaalado cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay. Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne oo Lagu Wareejiyey Lacag Gaareyso $1,140,000 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha FESOJ oo Soo Dhoweeyey Hadalka Villa Somalia Ee Kiiska Gurbiye Guddoomiyaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Abaadir Cabdiqaadir Cilmi ayaa soo dhoweeyey dalabka mas’uul ka tirsan Villa Somalia ee ah in dib loo eego dacwada ka dhanka ah weriye Cabdicasis…