Toogasho Ka Dhacday Mareykanka iyo Madaxweyne Trump oo u Goodiyay Dibadbaxayaasha Sheeko:Arrimaha Amniga Askari ka tirsan booliska magaalada Las Vegas ayaa ka mid ahaa laba qof oo lagu toogtay halkaas maalintii Isniinta ahayd, sida ay warbaahinta dalkaas sheegtay. Warbixin oo lagu qoray wargayka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor: Galmudug Maanta Waxaan Ka Xareyneynaa Hubka Gacmaha Gooni Goonida Ah Ku Jira Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan uu ku bixin doono sidii Maleeshiyaadka tira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Soomaaliland oo Laga Helay Coronavirus Wasiirka maalgashiga iyo hormarinta Soomaaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu ku shaaciyay in laga helay fayraska COVID-19 ka dib baaritaan lagu sameeyay. Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish oo ka Jartay Macallimiinta Masaarida ee 15-May Biyaha iyo Baadka Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka joojiyay taakuleyntii uu siin jiray macallimiinta iyo guud ahaan iskuulka 15 May ee magaalada Muqdisho. Warqad uu ku saxiixanyahay guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Ciidamo Ku Wareejiyey Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan Booliska Gaarka ah oo horay maamulka uusan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Qalab Caafimaad oo Looga Hortago COVID-19 Gaarsiisay Garbahaarey Maamulka magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo ayaa la wareegay gargaar caafimaad oo ay Dowladda Federalka ugu talagashay ka hortagga faafidda cudurka safmarka ee COVID-19 oo ay ku wareejiyeen mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Soomaaliya oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisulwasaare Kheyre Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safaaradda Soomaaliya Ee Uganda oo Ku Guuleystay Soo Celinta Muwaadiniin Ku Xayirnaa Dalkaasi Waxaa maanta dib looga celiyay magaalada Muqdisho muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah ee Coronavirus, islamarkaana hakiyay duulimaadyadii isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hay’adaha u Xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Ka Shiray Qorshaha Dhameeystirka Dastuurka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan masuuliyiinta sar-sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo…