Akhriso: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Wakiillada Puntland Sheeko:Baarlamaanka Golaha wakiillada Puntland oo goordhow war-murtiyeed soo saaray ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixinta golaha shacabka ee matalaadda Muqdisho,. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddoomiyeyaal Cusub Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu wareegtooyin madaxweyne u xilalkii kaga qaaday guddoomiyeyaal gobol, halka uu u magacaabay gudoomiyeyaal cusub gobolada qaar ee Somaliland. …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Gurmad oo Sheegay in Guddiga Doorashada Ku Milmeen Siyaasadda Xisbiga Gurmad oo qoraal kasoo saaray hadaljeedinta Xaliimo Yarey ee golaha shacabka ayaa sheegay in guddiga doorashada uu ku milmay siyaasadda iyaga oo intaa raaciyey in warbixintoodu ay sharci darro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Hirshabeelle oo Kulamo Ku Leh Feerfeer Waxaa deegaanka Feerfeer ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dalka Itoobiya, ka socda kulamo lagu xalinaayo colaad dhowaan ka soo cusbaanatay, deegaanka Abaaleey oo dhaca xadka gobolka uu la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacab? Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka looga hadli doonaa , Akhrinta 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Puntland oo Markale Ka Shiraya Arrimaha Matalaadda Gobolka Banaadir Golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta markale la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Garowe, kaas oo la xiriixa kulan goluhu ay shalay ay ka yeesheen mataladda gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Waxyeello Kasoo Gaartay Qarax Ka Dhacay degmada Deyniile Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax khasaare geystay oo habeenimadii xalay ka dhacay degamada Deyniile ee gobolka Banaadir, waxaana waxyeello ka soo gaartay caruur deegaanka ah. Qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Puntland oo Dood Ka Yeeshay Matalaadda Gobolka Banaadi, Maxaase Ka Soo Baxay? Xildhibaannada golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe, ayaa waxaa ay si adag uaga doodeen go’aankii golaha Aqalka sare uu 13 xubnood ugu ogolaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Coronavirus Ka Diiwaan Gelisay Tiradii Ugu Yareyd Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 19 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Unsom Oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …