Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir Sheeko:Baarlamaanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka matalaada Gobolka Banaadir. Waxan kulanka soo xaadiray 148 mudane, waxaana u codeeyey 142-Xildhibaan, halka 4-mudane ayaa diiday, wax… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Deegaanada Somaliland Waxa Ay Ardaydu U Fariisteen Imataxaanka Shahaadiga Dergaanada Somaliland waxa ay ardaydu u fariisteen Imataxaanka shahaadiga wariyaha Goobjoog ee Somaliland Caydaruus Maxamed ayaa warbixinta ka soo diray magaalada Hargaysa. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Ardayda Somaliland Oo U…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Alsunna oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saartay Dagaal Beeleedyo Ka Soo Cusboonaaday Galgaduud Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah golaha sare ee Ururka Alsuuna ee gobolada dhexe, ayaa baaq ka soo saaray dagaal beeleedyo dib uga soo cusboonaaday gobolka Galgaduud. Madaxii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Xoogga Dalka Ah oo Ku Baxay Dagaal Beeleed Gobolka Galgaduud Ciidamo ka tirsan xoogga dalka qeybta 21aad ayaa saaka gaaray deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaas 24-kii saac ee la soo dhaafay ay ku dagaalamaeen, labo maleesiyo beeleed, oo wada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Xayiraad Dhinaca Fiisaha Saarayo Mas’uuliyiin Ka Soo Jeeda Shiinaha Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Washington ay xayiraad dal ku gal ay ku soo rogayso saraakiil ka tirsan xisbiga shuuciga ee shiinaha kuwaas oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yarey oo Maanta Laga Sugayo Iney Dhahdo”Qof iyo Cod waan Qaban karaa ama Maya” Kadib dib u dhac horay ugu yimid ku dhawaaqista waqtiga doorashada ayey mar kale maanta oo sabti ah u balansan yihiin guddiga madaxbannaan ee doorashada si ay ugu cayimaan maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaal Ka Dhacay Galgaduud Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa ku baaqay in in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedyo, kasoo cusboonaaday deegaannada Xananbuure iyo Qalaanqalle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ay Horyaallaan Matalaadda Banaadir iyo Muddeynta Doorashada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu wadaa in maanta looga hadlo dhameystirka iyo u codeynta matalaadda Banaadir iyo in muddeynta waqtiga doorashada. Ajendaha loo diray xildhibaannada ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Wasiir Hore oo Sababsaday Dagaal Beeleed Allah u naxariistee Daahir Shidane Abdi, wasiirkii hore ee Shaqaalaha dowlad goboleedka Galmudug , ayaa goor dhow ku geeriyooday isbitaalka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wasiir Daahir Shidane ayaa u…