Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka la isaga arko ee (Zoom). Shirka Golaha Wasiirada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Qubrajoogta Finland Oo si weyn U Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Meelo kala duwan oo Soomaaliya iyo dalka dibeddiisa ayaa laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Julay,magaalada turkoo ee dalka Finland ayaa qubrajoogta ku nool waxa ay ka dhigeyn munaasada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Cusub Ee Maxkamadda Banaadir oo u Yeeray Weriye Cabdicasis Gurbiye Maamulka Cusub ee maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeeray agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group ahna tifaftiraha guud Cabdi Casis Axmed Gurbiye. Mr. Cabdicasis Gurbiye waxaa la ballamiyey in garnaqsigiisa dacwadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Laga Gaaray Shir Beelo Uga Socday Mudug Shir maalmo uga socday degmada Galdogob beelo wada dega galbeedka gobolka Mudug ayay heshiis waxaa ay ku wada gaareen labada dhinac. Heshiiska waxaa kamid ah in labada beelood mag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Farmaajo “Mashruuca Garoonka Stadium Muqdisho Waxaa Naga Taageeray Dowladda Norway Iyo Midawga Yurub” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray 30-Juun 2020 garoonka Stadium Muqdisho,isagoo sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta iyo qurxda maanta ka muuqata garoonka Xulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Putin oo Dartii Laa Badalayo Dastuurka, Siina Joogaya Ilaa 2030-ka Dib u eegis lagu sameeyey qodobbo dastuuri ah ayaa ka dhacday dalka Ruushka, codadka ilaa hadda la tiriyey 77.9% waxaa ay taageereen in wax laga badalo, sidaasi waxaa sheegay guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud Ciidamo Militari ah oo tiro badan ayaa lagu daadiyey saacadihii tagay gudaha caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa iyaga oo baaraya xaafadaha. Tani, waxaa ay ka dambeysay kadib markii ay dhaceen…