Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Wararkii Ugu Dambeeyey COVID-19 Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 21 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland oo Hadashay Hadal Ka Soo Yeeray Dowladda Shiinaha Somaliland ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo baxay dowladda Shiinaha, kaas oo loogu baaqay dowladda Twain in aysan xiriir la yeelan Somaliland, loona baahan yahay in ay dhowrto…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Sheekh Maxamuud “Isku Keenista Ciyaartooydii Hore Waxaa Iigu Dhiira geliyay In Badankooda La Ilooway” Sheekh Maxamuud Caddow oo in badan ku noolaa magaalada Toronto ee Wadanka Canada iyo qaar ka mid ah saaaxiibada ayaa bilaaway isku keenista laacibiintii horay ee Soomaaliya,iyagoo barnaamijyadan is dhaxgal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Dowladda Shiinaha? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020 Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxa ay Xildhibaannada Akhrinta koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Guriceel+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo uu hoggaaminaayo oo maalmaahan safar ku maraayey gobolka Galgaduud ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gericeel. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Puntland? Kulanka golaha wakiillada dawladda goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha DPL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeennadiida ka 1aad iyo 2aad ayaa ka qabsoomay magaalada Garowe. Fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Baydhabo Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay duleedka magalada Baydhabo, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan soo gaaray dad shacaba ah. Qaraxa ayaa ahaa miinada…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo Baaq Kasoo Saartay Dib u Furista Duullimaadyada Soomaaliya Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Deni oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Deegaannada Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlnad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka daah furay imtixaanka shaadiga ah arday dugsiyada dhexe iyo sare ee deegaannada Puntland. Qoraal…