Maxay Kawa Hadleen Guddoomiye Mursal iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan kula qaatay magalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee dalka madaxweyne Shariif Kheikh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheikh… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug Oo Cadaado Kula Wareegtay Hub iyo Maleeshiyaad Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta hub, gawaari dagaal iyo maleeshiyadii saarneed kula wareegay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, taas oo qeybka ah qorsha wasaaradda ee uruurinta maleeshiyaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Bilowday Dhegeysi Dacwad Askari Horay Dil u Geystay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta bilowday dhageysiga eed ka dhan ah Askari Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho si bareer ugu dilay Nin Odey halkaas ku lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ka Haday Dilka Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulkaasi Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka hadalay dil maanta loo geystay xildhibaan ka tirsanaa maamulkaas, oo gari uu saarnaa lagala dagay kadibna la dilay. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhismaha Wadada Isku Xirto Magaalada Baladweyne iyo Jento Kundisho oo La Bilaabay Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan u geysteen fatahaadihii kusoo laalabtay sanadihii dambe magalada Mashruuca dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Hirshabeelle oo La Dilay Al-shabab ayaa maanta dil u geystay Xildhibaanka tirsan dowlad goboleedka Hir-shabeelle, kaas oo lagala degay gaari uu saarnaa oo marayey gobolka Shabeellaha dhexe. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad ayaa gaari ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Duulimaadyada Gudaha oo Si Rasmi Ah u Bilowday Duulimaadyada diyaaradaha ee gudaha dalka ayaa maanta si rasmi u furmay, sida uu Goobjoog News u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan gedida diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport. Dowladda federaalaka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiya Xasan: Kursiga Aan Ku Fadhiyo Weli Badhaadhe Ayuu Yaal Ee joojiya Been-abuurka. Xildhibaan Farxiya Xasan Axmed oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee kasoo galay Jubbaland ayaa war saxaafadeed ay soo saartay iska fogeysay jiritaanka wararka sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Safarkii Nabadda Ku Soo Gabangabeeyey Guriceel Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku marayey degmooyin iyo deegaanno dhaco gobolada Mudug iyo Galgaduug, ayaa sheegay in safakii…