1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Isimada Mudug Kala Hadlay Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo habeenimadii xalay ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey…