Nin Tiro Dad Isku Qoys ah Ku Rasaaseeyey Duleedka Muqdisho Sheeko:Amniga Warar kale duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar lagu qaaday qoys deganaa deegaanka Tabeelaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana weerarka ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomalaiya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ee xanuunka Coronavirus ku sheegtay in maanta guud ahaan dalka laga helay 13 kiis oo la xiriira…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka? Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Muqdisho kula…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraysi:-Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Maamul Goboleedyada Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Beeri Ka Dhacaya Magaalada Dhuusamareeb Iyo Wararka Sheegaya In Booliskii Haramcad Ee Magaaladaasi Joogay Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Hore “Cabaqado Waaweyn Ay Haysta Guddiga Doorashooyinka Qaranka ” Muuse Sheekh Cumar oo horey u soo noqday xildhiban ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuna nool dalka Canada ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay haystan caqabadooyin waa weyn islmarkaana aysan suura…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ” Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Ka Tirsan Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa maanta galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada dowlad goboleedka Galmudug wafdi xildhibaanno ah, kuwaas oo katirsan labada gole ee Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle ayaa noqday Madaxweyne goboleedkii ugu horeeyey ee taga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo shirka halkaas khamiista uga furmaya madaxda dowlad goboleedyada. Madaxweyne Waare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Fowsiya “Doorashada Oo Waqtigeeda Ku Dhacda Waxay Horomar U Tahay Dalka” Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan. Halkan Ka Daawo…