Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan.
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fowsiyo Oo Ka Hadashay Arimaha Doorashooyinka