Daawo: Axmed Madoobe Iyo Khudbadii Furitaanka Shirka Maamul Goboboleedyada Sheeko:Amniga Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Khudbaddii Madaxweyne Waare Ee Furitaanka Shirka wadatashiga Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay shirka Maamul Goboleedyada ayaa xooga saaray arimaha doorashooyinka,Amniga iyo sidoo kale maamul u sameynta maqaamka Muqdiso Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Waare…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Puntland Uu Ka Jeediyay Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa amaanay da’daalka ay bilaaweeyn maamulka Galmudug,isagoo geesta kale sheegay in doorashooyinka dalka ay muhiim tahay in ay kawada hadlaan madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo : Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Qoor Qoor Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo ka furmay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay,isagoo oo intaa raaciyey inuu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Jindi Oo Su’aalo Ku Saabsan Sababta Ciidamada Itoobiya Calankooda U Suraan Meelo Ka Mid Ah Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed su’aal ka waydiiyay sababta Itoobiya ay calankeeda uga surtay meelo ka mida ah dalka. Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka Akhrinta Koowaad Marsiiyay Sharciga Socdaalka Iyo jinsiyadaha Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqriyay hindsi sharciyeedka Ha’ayadda Socdaalka Iyo jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Socdaalka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Wasiirka Gaashaandhigga Oo Golaha Shacabka La Wadaagay Sharciga Difaaca Qaranka Xasan Cali Maxamed oo ah Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka la wadaagay Sharciga Difaaca Qaranka Halkan Ka Daawo Wasiirka Difaaca Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Difaaca Qaranka Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xildhibaanada Golaha Ugu Jawaabayay su’aalo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadam Koofi ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Uga Jawaabayay su’aalo ku saabsan Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Agaasime Koofi Oo Ka Jawaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaar Ka Mid Ah Madaxda Xisbiyada Dalka Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho La Isla ogol -yahay Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Dalka oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay suurtagalnimada in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol -yahay,iyagoo sidoo kale taageeray shirka Madaxda…