1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo Maanta Shir Ku Yeelanaya Dhuusamareeb, Galmudug Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka furmaya shirka dowlad goboleedyada kaas oo ay ka qeyb galayaan dhammaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah. Shirkan oo looga…