1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International: Xilligan COVID-19, Barakacayaasha Ilaahey Ayaa u Maqan Qoraal cusub oo ay soo saartay Amnesty International ayaa looga hadlay xilligan uu jiro COVID-19 iyo xaaladda dadka barakacayaasha ah iyada oo sheegtay in laga deyrinayo, oo ilahey uun u maqan yahay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Guri Ku Dumay Xamarweyne Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen sar dabaq ah oo ku soo duntay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Dhacdadan oo xalay dhacday ayaa…