Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoor Qoor Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ayaa safar ku yimid magaalada Muqdisho waxaana si weyn u soo dhaweeyay mas’uuliyeen ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Deni Oo Kormeeray Garoonka Kubadda Cagta Cawaale Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha Dowladda ee Gobolka Mudug iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Fasaxday Dhammaan Hawlihii U xayirmay La Dagaalanka Covid-19 Golaha wasiiradda Soomaaliyaa yeesheen kadib ceyrintii Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaalioya fasaxday dhamaan adeegyadii u xayirmay faafida cudurka Covid-19. Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiiradda: Beesha Caalamka Waa Iney Xushmeysaa Madax bannaanida iyo go’aamadda hey’daha Dastuuriga ah ee Soomaaliya Ku-simaha ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa shir guddoominayey shir ay iskugu yimaadeen golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah maalin uun kadib ceyriyentii ra’isul wasaare Xasan Kheyre. kulanka golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Isgaarsiinta: Waxaa La Baarayaa Ciladda Internetka Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in Internetka u baxay ciladda ku saabsan xargo badda ah oo jarmay. Mudane Canshuur ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub oo Baaraya Ceyrintii Kheyre iyo Cidda Mas’uul Ka Ah Qoraal ka soo baxay midowga Yurub ayaa lagu sheegay in lagu baaro wixii ka dhacay golaha shacabka, cidda mas’uulka ka aheyd iyo in arrintaas ay dib u keeni karto dib…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni: Mas’uuliyadda Wixii Baarlamaanka Ka Dhacay Waxaa Qaadayo Farmaajo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo magaalada Gaalkacyo ku shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirrada maamulkaasi ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyey ra,iisalwasaarihii dalka , isaga oo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray. NetBlocks waxaa…