U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoor Qoor Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Muqdisho

Luuliyo 27, 2020

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ayaa safar ku yimid magaalada Muqdisho waxaana si weyn u soo dhaweeyay mas’uuliyeen ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qaabka Loo Soo Dhaweeyay Madaxweyne Qoor Qoor

Goobjoog News