Baarlamaanka Puntland oo Dib u Dhigay Ka Doodista Heshiiskii DP-WORLD Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Puntland oo maanta doo adag ka yeeshay heshiiskii Puntland ay la gashay shirkadda DP-WORRD, kaas oo lagu hormarinaayey dekadda magaalada Bosaso ayaa dib loo dhigay. Xildhibaannada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Axmadey Hilolwe “ LL P Jeenyo Waxa Ay Samaysay Taariikh Weyn ” Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Madasha Xisbiyada Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Wakiillada Puntland? Waxaa goordhow magalaada Garowe ka furmar kulanka golaha wakiillada maamulka goboleedka Punland , kaas oo ah Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 46-aad ee golaha, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha Wakiillada. Fadhiga maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaaray Baydhabo Sii hayaha wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askar Lagu Eedeeyey Rasaaseynta Dad Shacab ah Oo Garowe Lagu Xiray Taliska ciidamada booliiska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in lagu guulaystay, soo qabashada laba askari, kuwaas oo lagu eedeeyey in Garoowe ay rasaaseeyeen haween ganacsato ah oo dhigayey dibadbax…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saartay Kulankii Goddoonka BFS iyo Hoggaanka Madasha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BF C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku shirayo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha shacabka. Ajandaha kulanka xildhibaannada ayaa waxaa…