Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga Duuliimaadyada Caalamiga ah Dib loo Furayo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay waqiga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah kuwaas oo hakad galay kadib markii dunida uu kala xiray xanuunka safmarka ah ee COVID-19, kaas caalamka fara… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada? Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami u socodka doorashootinka dalka. Qodobka 5aad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed u Diray Hambalyada Munaasabadda Ciidda Carafo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan barakeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida Carafo Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka Waxana uu u rajeeyey inay sannadkan,sannadkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh Maxamuud ‘‘Kulankii Aan La Qaadanay Guddoonka Golaha Shacabka Ma Ahayn Mid Laga Lahaa Ujeedo Gaar ah” Madaxwaynihii Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaafin ka bixiyay ujeedka kulan magaalada Muqdisho ay kula qaateen isaga Madaxweynihii Dowladdii ku-meel gaarka Shariif Sheekh Axmed Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weriye Jamal Osman ‘‘COVID 19 Sidii La Rabay Loogama Wacyi-galin Shacabka Soomaaliyeed” Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xanuunka Coronavirus ay u dhinteen dad kor u dhaafaysa 100 qof. In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Kulamada Lagu Raadinayo Xilka Ra’iisulwasaaraha Dalka Oo Meel Adag Maraya Muqdisho waxa ka soconaya kulamo gooni gooni ah oo loogu xusul duubayo Xilka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya markii meesha uu ka baxay Ra’iisulwasarihii hore Xasan Cali Khayre. Kulamadan ayaa ah kuwo xiligan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waxgarad Kulan Ku yeeshay Muqdisho Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Sii Daayo Cabdimanaan Yuusuf Maxamed Oo Ah Agaasimaha Guud Ee Astaan TV Waxgarad kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Cabdimanaan Yuusuf Maxamed oo ah agaasimaha guud ee Astaan TV. Odayaasha ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Punland? Xildhibaannada golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta isugu yimid Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha , uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiillada maamulkaasi Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ururrada U Dooda Xuquuqda Saxaafadda Oo Ku Eedeeyay Madxweyne Farmaajo Xadgudubyo Ka Dhan Ah Suxufiyiinta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun-baalmarsan sharciga ku rida Wariye Cabdi Casiis Gurbiye oo ka tirsan Goobjoog, isaga oo markii Afaraad la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Xukun lix bilood oo xariga…