Dadaallo Lagula Dagaalayo Anyaxa oo Ka Socda Gobollada Soomaaliya. Sheeko:Dalka Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha (FAO) waxa ay maalgelisay Mac-hadka Horumarinta iyo u Adkeysiga aafooyinka ee SADAR iyadoo kataageereysa Mashruuca u Awoodsiinta dadka Hawlgalka xakameynta Ayaxa/Anyaxa ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xog Ku Saabsan Horyaalka Soomaaliya Oo Gabo Gabo Ah Horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa maraya heer gabo gabo ah waxaana 10 koox ee ka qeyb galaysa u haray min 18 kulan,iyadoo loolanka ugu badan uu u dhaxeeyo kooxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 Ee Isbitaalka Banaadir Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo qalabeeyay si casri ah. Wasaaradda caafimaadka dalka iyo shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Xildhibaan Cabdi Cali “Sharci Xalane Laga Soo Qoray Ayaa Naloo Keenay” Xildhibaan Cabdi Cali oo ka hor-hadlayay Golaha shacabka ayaa sheegay in sharciga la dagaalanka Burcadbadeeda la soo qoray xarunta Xalane ee Muqdisho halkaas oo ay degan yihiin Wakiilada Beesha Caalamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle oo Baaq Ka Soo Saartay Fatahaadaha Madaxweyne ku-xigeebka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ugu baaqay wasaaradda gargaarka, Hey’adaha deeqaha bixiyo iyo shacabka in laga qeyb qaato dadaallada loogu jiro sidii looga hortagi lahaa webiga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Xukunka Gurbiye Waxa Uu Qeyb Ka Yahay Xadgudubyada Lagu La Ka Cayo Saxaafadda ” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa facebook-ga soo dhigay qoraal uu kaga hadlayay xad-gudubka Villa Somaliya ay kula kacday Cabdicasiis Gurbiye ayaa sheegay in xukunkaas uu qayb ka yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaanno Ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xukunkii Weriye Gurbiye Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay xukunkii wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tafatiraha Goobjoog Media Group,Xildhibaanada ayaa sheegay in xukunkaasi yahay awood sheegasho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kulan Looga Hadlayay Amniga oo Lagu Qabtay Kaaraan Xurunta degmada Kaaraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayey amniga degmada, gaar ahaan sidii looga shaqeyn lahaa arrimahaas, maadaama Kaaraan ay ku soo batadeen kooxo hubeysan oo shacabka degan dhac…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muslimiin Badan Oo Taagan Buurta-Carafo Si Ay U Gutaan Acmaasha Xajka Maalayiin xujey ah ayaa maanta oo arbaca ah taagan Buurta-Carafa si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha Xajka. Marka ay qoraxdu dhacdo ayaa xujeydu ay aadi doonaan dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska AFRICOM “Saraakiil Shabaab Ayaan Ku Dilnay Jilib ” Qoraal ka soo baxay Taliska AFRICOM ee howlgalka Mareynkanka Afrika ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn diyaaradaha mareykanka ay ka gaysteen gobolka Jubbada Hoose. Waxa lagu sheegay qoraalkan in duqeyntaas lagu dilay…