Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey” Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah? Waxaa magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay 19-kii bishan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo bulshada rayidka ah. Qoraal ka soo baxay shirka waxaa ku xusan in kulankan uu qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Degmada Warta-nabada oo Ka Warbixiyay Dad Lagu Rasaaseeyay Degmadaasi Maamulka degmada Warta-nabada ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay nin hubeysan oo rasaas ku furay guri mingiska lagu tumo oo ku yaalo degmadaas. Guddoomiyaha degmada Warta-nabada Seyban Xaabseey oo tagtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Jeneraal Daa’uud Ayaa Ku Guulaystay Tartankii Lagu Xusayay Laacibkii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay tartankii lagu maamuusayay xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaartii fiinaalka wada dheelay kooxaha Jeneraal Daa’uud iyo Asal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Dad Shacab ah Ku Laayey Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan nin la sheegay inuu ku la bisnaa dareeska ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, kaas oo maanta dad shacab ah ku laayey degmada Warta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Ka Hadlay Kulan uu La Qaaday Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka warbixiyey kulan maanta uu magalada Dhuusamareeb kula qaatay madaxweynaha dowladda federaalka maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraal kooban oo la soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Deni oo Soo Gaaray iyo Filish oo Kusii Jeeda Wararka laga helayo Dhuusamareeb ayaa sheegaya in uu soo gaaray madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka yimid Garoowe. Waxaa kale oo kusii jeeda guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo iyo Madoobe oo Kulmaya Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan ayaa noqonaya midkii…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Arday Ka Timid Baraawe oo Muqdisho Ku Galaya Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay cabashada arday aan gelin imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kuwaas oo ku sugnaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Diyaarad ayaa aradayda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Asal 24 Iyo Jeneraal Daa’uud Oo Wada Ciyaaridoona Fiinaalaha Tartankii Lag Xusayay Laacib (Uurey) Waxaa maanta la soo xeridoonaan tartankii lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) oo dhamaadkii 2019 ku geeriyooday Wadanka Canada, waxaana fiinalaha iskugu…