Howlgallo Laga Sameeyey Boosaaso oo Lagu Qabtay Xubno Daacish ah. Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska ciidamada booliska gobolka Bare ee Puntlland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag la sheegay in ay tirsan yihiin ururka Daacish ee fariisimaha ku leh buuraleyda Calmiskaad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’yarada Kooxaha Midnimo Iyo Fanka Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ciyaareed Saaxiibtinimo Da’yarada kooxaha Midnimo iyo Fanka ayaa ciyaar saaxiibtinimo iyo is barasho ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo abaabulayay maamulka Midaynta oo u i staagay dhiirigelinta iyo kor u qaadida…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Daawo: Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Waxaa maanta bilowday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare ee fasallada Form 4, iyadoo ay jirto in ardada qaar ay waajahayaan dhibaatooyin farabadan. Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Hiraal oo Ka Hadleysa Hoos u Dhaca Weerarada Al-shabaab Warbixin uu soo saaray machadka Hiraal oo ka hadlayso amniga ayaa wax badan looga hadlay, iyadoo lagu sheegay inuu jiro hoos u dhac weerarada Al-shabab. Waxaa ay sidoo kale ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sirdoonka Jubbaland Oo Kismaayo Ku Soo Bandhigay Qaraxyo Ciidamada Sirdoonka dowlad goboleedaka Jubbaland ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-shaab, kadib howlgallo 24-kii saac ee tagay ay ciiodamadu ka wadeen magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Goobaha Imtixaannada oo La Adkeeyey Waxaa aad loo adkeeyey goobaha ay ardeyda ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee guud ahaan dalka. Magaalada Muqdisho meelaha amniga la adkeeyey waxaa ka mid ah jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada oo Qaadeysa Imtixaannada Dugsiga Sare Waxaa maanta qeybo badan oo dalka ah ka dhacaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee mideysan kaas oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ah. Maamul goboleedyada, oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dil Wadareed Ka Geystay Garasbaaley Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay nin saaka waabarigii ciidamada booliiska gobolka Mudug ay qabteen, xili ay baaritaan ka wadeen gobolka, waxaana ay sheeggtay nin inuu dil ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyey Gobolka Shabeellaha Hoose Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Macluul ay Dunida Wajaheyso Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa…