Maamulka Puntland oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Wasiir Goodax Barre Sheeko:Waxbarashada Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu kaga hadlay bixinta Shahaadada. Wasiir Goodax… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka” Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ujeedka (Villa Soomaaliya) Ay Ka Leedahay Dacwadda Wariye “Gurbiye” Oo Dhibane U Ah Siyaasad Gurracan Maanta oo ay taariikhdu tahay 14, bisha Luuliyo, waxaa maxkamadda Gobolka Banaadir looga ballansan yahay dacwadda Wariye Cabdicasiis Axmed ‘Gurbiye’ oo ah Tifaftiraha guud iyo agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xarunta Dambi Baarista CID oo Shaqadeedii Dib u Bilowday Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka 2020, dib ubilaabiday adeegyadii ay u qaban jirtay Ummadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye oo Maanta Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog ahna agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Axmed Gurbiye. Maxkamadda ayaa lagu wadaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Hadlay Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmugud Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay khudbad ka jeediyey gunaanadka shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada oo ku soo idlaaday magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa dhammaan martidii ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Sudan oo Ogolaatay Isticmaalka Khamriga iyo in Laga Bixi Karo Diinta Islaamka Sudan ayaa u ogolaan doonta dadka aan Muslimka ahayn inay cabi karaan khamriga, waxayna sidoo kale baabi’isay sharci dhigayey in la dilo qofka ka baxa diinta Islaamka, waxaa sidaas sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamullada Puntland iyo Galmudug oo Kala Saxiixday Heshiis Ku saabsan Qaadista Canshuuraha Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis quseeyo qaadista canshuuraha labada maamul ka shir dhacay magaalada Gaalkacyo, ee gobolka Mudug. Waxaana kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Muqdisho Kula Kulmay Xisbiyada KMG u Diiwaangashan? Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan ee ka jira dalka. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Golaha Aqalka Oo Soo Dhaweeyay War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug intii u dhaxaysay…