Xildhibaannada golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta isugu yimid Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha , uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiillada maamulkaasi Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa…