Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka? Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Muqdisho kula… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi:-Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Maamul Goboleedyada Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Beeri Ka Dhacaya Magaalada Dhuusamareeb Iyo Wararka Sheegaya In Booliskii Haramcad Ee Magaaladaasi Joogay Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Hore “Cabaqado Waaweyn Ay Haysta Guddiga Doorashooyinka Qaranka ” Muuse Sheekh Cumar oo horey u soo noqday xildhiban ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuna nool dalka Canada ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay haystan caqabadooyin waa weyn islmarkaana aysan suura…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ” Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Ka Tirsan Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa maanta galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada dowlad goboleedka Galmudug wafdi xildhibaanno ah, kuwaas oo katirsan labada gole ee Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle ayaa noqday Madaxweyne goboleedkii ugu horeeyey ee taga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo shirka halkaas khamiista uga furmaya madaxda dowlad goboleedyada. Madaxweyne Waare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Fowsiya “Doorashada Oo Waqtigeeda Ku Dhacda Waxay Horomar U Tahay Dalka” Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Falaqeyn Ku Saabsan Xaalada Guud Iyo Xiisadihii Ugu Danbeeyay Wadanka Ethiopia Aqoonyaha iyo falanqeeye arimaha siyaasadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daqare ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud iyo xiisadihii ugu danbeeyay ee Wadanka Ethiopia iyo sidoo kale arimaha Doorashooyinka. Halkan Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Daah-furay Mashruuca Ka Hortagga Fatahaadda Webiga Shabeelle Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele waxa qorshaha ka mid ah in daraasad lagu sameeyo goobaha…