1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fureysa duulimaadyada caalamiga ah, kuwaas oo xirnaa in ka badan afar bil, sababo la xariiray xanuunka Coronavirus. Arrintaan ayaa imaanaysa kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Taliye Cusub u Soo Magacowday Soomaaliya Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono. Taliyaha cusub ee la soo…