Day: August 4, 2020
-
Banaadir
Hiil Qaran: Farmaajo Waa in Laga Hor istaago Dhoolatus aan Dastuuri Aheyn oo uu Awoodda ku sii heysto
Qoraal kasoo baxay xisbiga Hiil qaran ayaa lagu sheegay in fashilka Villa Somalia uu khatar gelinayo Soomaaliya. Xisbigan Hiil Qaran…
Read More » -
Banaadir
Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka…
Read More » -
Baarlamaanka
Aqalka Sare oo Ansixiyey Xubin Kamid Noqoneyso Guddiga Doorashooyinka Qaran
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey xubin kamid noqoneysa guddiga maddaxabannaan ee doorashooyinka qaranka. Golaha…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Faahfaahinta Toogasho Ka DHacdaay Muqdisho
Warar dheeraad ayaa waxaa laga helayaa askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo maanta barqadii lagu…
Read More » -
Ciyaaraha
Qaar Ka Mid Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Is Dhaxgalka Kooxaha Muqdisho Iyo Hargaysa
Kooxaha kala dhisan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaa la sheegay in ay wada ciyaari karaan labada dhinacba, qaar ka mid…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Deni “Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug Waa inay Ka Wada Shaqeeyaan Amniga Gaalkacyo”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay wasaaraddaha amniga iyo arrimaha gudaha ee dowladdaha xubnaha ka ah…
Read More » -
amaanka
Diyaarad Ku Burburtay Degmada Dhoobley
Wararka laga helaayo degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegayo in diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ay ku…
Read More »