U bood dhigaalka

Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur uu Sameeyey Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa  dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka.

Senatarro ka tirsan golaha aqalka sare oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in Golaha shacabka ay madaxweyne Farmaajo u gudbiyeen nuqul ay ku sheegeen in uu soo maray aqalka sare, oo wax kabedel ku sameeyeen isla markaana ansixiyeen balse xaqiiqda ayaa ah iney meesha ka saareen waxyaabihii ay aqalka sare wax ka bedel ku sameeyeen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegayaa in uu saxiixay xeer ka duwan midkii ay aqalka sare ansixiyeen November 30, 2019-kii.

Image may contain: ‎text that says '‎Aqalka Sare eBFS سبرالين الهي خا شنيالنيمن وب Tix:XG/44 OfficefT Taariikh:01 Soomaaliya Ku:- Madaxweynaha Guddoomiyaha loomiyaha Maxkamadda Sareee Wasaaraha Maaliyadda Qaranka Qaranka ilaaliyaha Ku:- Garyaqaanka Og:- =Muqdiho= qdisho= =Mudiho= =Muqdisho= =udiho= =uiso= =Muqdiso= =udiso= Goooooda= Dowladaha Xubnaha aah Ujeeddo: Baaris Degdeg Maaraynta Maaliyadda Guud Mudane Madaxweyne, Mudaneyaal, Abuurista Habraaca Dhaqangelinta Xeerka warqabtaan, wax-ku-ool Wasaaradda Maaliyadda sameeyay isaga Baarlamaanka Federaalka dhammaan wax-ka-beddel Xeerka Maaraynta Maaliyadda gudbisay Haddaba, Mudane Madaxweyne/Mudaneyaal, BFS Aqal dambeeyaa KMG waafaqsan Shacabka, karo Cutubka Qod.83aa Golaha‎'‎

Image may contain: text