Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Iska Diiday Ka Doodista Ajandihii Lagu Ballansanaa Golaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si cad u diiday ka doodista hindise sharciyeedka dambiyada la xiriira Galmada, kaas oo ahaa ajandihii golaha saaka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR oo War Ka Soo Saartay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya Hay’adda QM u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Dad kabadan 150,000 ay ka barakaceen fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya tan iyo dabayaaqadii Bisha June ee Sanadkan, kuwaas oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club” Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxo laga soo buuxiyey oo maanta ka dhacay xaro ay degan yihiin ciidamada xoogga dalka oo ku taallo inta…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa si weyn ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2019-2020 waxaana guushan ugu hambalyeeyay kooxaha waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e gobolka Mudug. Soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah. Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho Shil khasaare geystay ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka dhacay isgoyska Km4 ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ay isku dhaceen gaari yar iyo Mooto Bajaj. Waxaana shilkaas…