U bood dhigaalka

Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya

Sheeko:Cayaaraha

Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa si weyn ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2019-2020 waxaana guushan ugu hambalyeeyay kooxaha waaweyn ee Soomaaliya iyo bahda kubbadda cagta dalka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Dabaal Daga Kooxda Muqdisho City Club

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Hanashada Horyaalka MCC

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/kooxda-dowladda-hoose-oo-ku-guulaystay-horyaalka-soomaaliya/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle