Day: August 11, 2020
-
Baarlamaanka
Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito?
Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha…
Read More » -
Bin'aadanimada
Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle +Sawirro
Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Dalka Jabuuti+Sawirro
Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha…
Read More » -
amaanka
Faah-faahin: 19 Qof Ku Dhimatay Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe
Afhayeenka ciidamada asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf oo maanta ka hadlay weerar shalay ka dhacay xabsiga dhexe ayaa sheegay in 15…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Puntland Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga…
Read More » -
amaanka
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Waxaa Ka Danbeysa Hay’adda Nabad sugidda ”
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeyay arimo badan oo…
Read More » -
Ciyaaraha
Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ”
Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin…
Read More » -
amaanka
Agaasimaha Universal Tv Ee Hargeysa oo Goobjoog Uga Waramay Ganaaxii Lagu Soo Rogay
Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sharci darro ku tilmaamay ganaaxii maalinimadii…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweynaha Galmudug: Shirka Dhuusamareeb Waqtigiisa Ayuu Ku Qabsoomayaa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb…
Read More » -
Baarlamaanka
Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta
Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq…
Read More »