Cabis Weyn Oo Laga Qabo Fatahaad Beledweyne Iyo Jowhar Sheeko:Amniga Roobab ka da’aya Buuralayda Itoobiya, ayaa sababay in uu soo buuxsamo Wabiga shabeelle, taa oo sare u qaadday cabsida laga qabo in uu Webiga sameeyo fatahaado. Degmooyinka Beledweyn iyo Jowhar… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Oo Ku Laabtay Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo ay golaha u soo gudbisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada KGS? Shirka todobaadlaha ah, golaha wasiirada Koofur Galbeed oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaa looga hadlay fatahaadda webiga Shabeelaha uu ka geystay gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo sidoo kale warbixin amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoggaamiyihii Ikhwaanka Casaam Al-caryaan oo Xabsiga Ku Geeriyooday Waxaa goordhow xabsiga Dhura ee dalka Masar ku geeriyoodey hoggaamiyaha ikhwaanka Muslimiinka Casaam Al-caryaan. Al-caryaan oo ka tirsan hoggaanka ugu sareeya xarakada caalamiga ah ee Ikhwaanka ayaa la sheegayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Guddiga Dastuurka BF oo Golaha Shacabka Hordhigay Saddex Caqabad oo Heysata Ansixinta Dastuurka Guddiga Dastuurka ayaa arbacadii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka hor akhriyeen qabyo qoraalka 2-aad ee dastuurka KMG ah, oo u qeybsan qaanadihiisu (1) Dastuurkii asalka ahaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay Ogow Sababaha Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey arrimaha Doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “Way Mahadsanyihiin Maamulka Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay, Akhriso Sababaha! Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey danaha doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Shirkan…