Muuqaal:- Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Gebagebeeyay Sheeko:Amniga Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee August 10 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan la yeeshay sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Guuleed, waxay kusoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan Taiwan oo ah dal aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale ayaa safaaradeeda ka furatay degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Wasaarada Waxbarashada Oo Ceyrisay Madaxii Hay’adda CARE Ee Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya Qoraal kasoo baxay sii hayaha xafiiska wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “ Degaanada Koonfur Galbeed , maalmihii la soo dhaafay waxa ka dhacay falal lidi ku ah amniga waxana deganadaas sidoo kale ka dhacay falal fool xun oo lidi ku ah diinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Dowladda Federaalka ah ay Dalka uga Ceyrisay Madaxii Hey’adda CARE Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka ah Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo, kana shaqeyn karin.…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamuud Maxamed “Waan U Mahad Celinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Gaystay Qabsoomida Tartankii Kubbadda Cagta Ee Is Dhaxgalka Degmada Diinsoor ” Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor Maxamuud Maxamed ayaa Goobjoog ugu waramay tartan kubbadda cagta ah oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Diinsoor,isagoo u mahad celiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay iyo dadkii…