U bood dhigaalka

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan

Ogoosto 20, 2020

Taiwan oo ah dal  aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale  ayaa safaaradeeda ka furatay  degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay talaabada ay qaatay Taiwan ee dhinaca diblomaasiyada.

Dhanka kale  Afhayeen u  hadlay Wasaarada arrimaha dibada Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay in dunida u aqoonsantahay Tawain gobol kamid ah dhulka Shiinaha.  

Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Iyo Argtidooda Somaliland & Taiwan

Goobjoog News