Dab Khasaare Geystay oo Ka Kacay Bacaadweyne+Sawirro Sheeko:Caafimaadka Waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan dab xalay ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla deegaanka Bacaad weyne ee gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Maamulkaasi? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…