Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Galmudug Sheeko:Amniga Madaxweyne dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray madaxweynaha ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM oo Xarumo Waxbarasho Ka Hirgelisay Degaanka Hosingow Ee Gobolka Jubbada Hoose Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir iyo dib u dhis ku sameeyeen Ciidanka Kenya ee qaybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland? Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweyne Madoobe ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gaadiidka Xamuulka Ee Dekadda Muqdisho Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen sii hayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiga Horomarka Shacabka Oo Soo Dhoweyay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 War qoraal ah oo ka soo baxay xisbsiga Xisbiga Horumarka shacabka ayaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin , qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusmareeb-3 xaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xasan Wiish “Qorshayaal Cusub Ayaan Ku Kordhindoonaa Tartanka Kubabdda Cagta Degmooyinka 2020” Kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxda ciyaaraha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyeenta isboortiga degmooyinka Gobolka ayaa laga shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono tartanka sanadalaha ee kubbadda cagta degmioyinka Gobolka Banaadir ee…