U bood dhigaalka

Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3

Sheeko:Caalamka

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir.

Halkan Ka Daawo Warka Ka Soo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran

Sidoo Kale Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/madasha-xisbiyada-oo-soo-dhoweysay-heshiiskii-dhuusamareeb3/

Goobjoog News