Muuqaal:-Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland?
Sheeko:Amniga
QoreDalmar Abdi

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada Puntlnd.
Halkan Ka Daawo Kulankii Madaxweyne Deni Iyo Guddoonka Golaha Wakiillada
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/341755547002225/
Sidoo Kale Aqiros Xogta Madaxweyne Deni Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/muxuu-deni-kala-hadlay-guddoonka-golaha-wakiillada-maamulkaasi/
Goobjoog News